Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale oo la dilay iyo Abiy oo ka hadlay 

Wararka ka imaanaya magaalada Bahir Dar ee caasimada gobolka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wali magaaladaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah kadib afgambi fashilmay oo shalay halkaasi ka dhacay. Xoogag hubeesan ayaa dilay taliyihii ciidanka Milatariga dalka Itoobiya iyo saraakiil kale oo kasoo jeeday Qowmiyada amxaarada, waxaa sidoo kale la soo sheegayaa in xubno … Continue reading Taliyihii Milatariga Itoobiya iyo saraakiil kale oo la dilay iyo Abiy oo ka hadlay